Warshadda soo saarta saliidda

Hordhac kooban Saliidda  Loo Isticmaalo cunada

Saliidda cunada waxaa laga soo saaraa ilo kala duwan, oo ay ku jiraan iniinaha/miraha khudaarta gaarka ah, miraha, ama dhirta Kuwaas waxaa si weyn loogu isticmaalaa karinta, qurxinta, daawooyinka, iyo kiimikooyinka. maqaalkaam waxa hordhac u yahay taxane soo socdo maqaalada xiga waxa uga hadal doonaa kala duwanaanshaha saliidda muhiimka ah la quuto ee kala duwan, anagoo tixgelinayna arrimo ay ka mid yihiin helida alaabta ceerin (raw material),  astaamaha dhandhank,  nafaqada, iyo sida lagu heli karo qalabka lagu soosaaro saliidda.

Hordhac kooban Saliidda  Loo Isticmaalo cunada

Alaabta ceeriin ee saliidda laga sameeyo (Raw Materials)

Alaabta ceeriin ee laga soosaaro saliidda la cuni karo ayaa warshadaha u ah aasaaska eek u taagan yahin, alaabta ceeriin alayaa laga soo dheegta sida lawska, sunflower iyo miraha kale, alaabtaan ceerin ayaa la mariyaa habayn lagu soo saaro saliid tayo sare leh ugu danbeyn alaabta ceerin waxa kamid ah sunflower oil, cottonseed oil, safflower oil, sesame seed oil, canola oil, grapeseed oil, flaxseed oil, soybean oil, peanut oil, coconut oil ,  walnut oil,  castor oil, palm kernel oil

Alaabta ceeriin ee saliidda laga soo-saaro ( raw materials edible oil)

Mashiinada Loo isticmaalo saliidda

Mashiinada saliidda waxay qayb muhiim ah ka qaataan  soo saarista saliidda, waxay ka ciyaaraan door aasaasi ah oo saliidda laga soo saaro miraha iyo lawska kala duwan, mashiinadan waa qalab otomaatig ah u shaqeeyo. qormadaan waxa dulmar guud ku samey doona noocyada kala duwan ee mishiinada saliida u danbeeye ee la isticmaalaaye shanta sane u danbeesay waxa kamid ah Integrated Screw Oil Press,  Screw Oil Press,  Hydraulic Oil Press , Peanut Oil Press, Sunflower Oil Press,  Coconut Oil Expeller, Walnut Oil Press,  Castor Oil Press Machine, Palm Kernel Oil Expeller, Safflower Seed Oil Press, Cold Press Oil Expeller, Low Temperature Oil Press. Mid kasta oo ka mid ah mishiinadan waxay leedahay sifooyin iyo awood u gaar ah, taas oo ka dhigaysa inay ku habboon yihiin baahida soo saarista saliidda gaarka ah. Haddi ay tahay, saliida lawska, saliida qunbaha iwm, mishiinadan waxa ay wax ka bedeleen habka soo saarista saliida. Maqaalkaan waxu hordhac u yahay maqaalo soo socdo mashiin waliba oo si qoto dheer u falanqayn doona sifada gaarka ah iyo adeegsiga mishiinnadan saliida, taas oo iftiimin doonta muhiimada ay u leeyihiin warshadaha saliidda.

Mashiinada Loo isticmaalo saliidda

Warshaddah soo saaraan saliidda

Warshadaha soosaara saliidda miraha ayaa door muhiim ah ka ciyaara kaafinta baahida caalamiga ah ee saliidaha cunada. Warshadahani waxa ay ka kooban yihiin soo saarista iyo habaynta saliidaha laga soo saaro miraha kala duwan, oo ay ku jiraan soya, lawska, sisinta, gabbaldayaha, qumbaha, iniinta, miraha timirta, suufka, bariiska, flaxseeds, galleyda, iniinaha shaaha, iyo canola. Mid kasta oo ka mid ah noocyadan abuurku wuxuu bixiyaa astaamo iyo dhadhan u gaar ah saliidda ay soo saaraan warshadaha wax-soo-saarka ee loogu talagalay mirahan waxay hubinayaan soo saarista hufan iyo nadiifinta saliidda, taasoo keentay saliido tayo sare leh oo ah maaddooyinka lagama maarmaanka u ah adduunka cunto karinta iyo hababka warshadaha kala duwan. qormadaan, waxaynu ku eegi doonaa qaybaha iyo hababka muhiimka ah ee ku lug leh warshadaha soo saara saliidda miraha inagoo iftiimin doona muhiimada ay warshadani u leedahay buuxinta baahiyaha nafaqeynta iyo warshadaha ee bulshadeena table kowaad Liiska warshadaha saliida iyo mashiinada.

Warshaddah soo saaraan saliidda

Liiska warshadaha saliida iyo mashiinada

Seed oil production lineOil Press Machine
Soybean Oil Production LineIntegrated Screw Oil Press
Peanut Oil Production LineScrew Oil Press
Sesame Oil Production LineHydraulic Oil Press
Sunflower Oil Production LinePeanut Oil Press
Coconut Oil PlantSunflower Oil Press
Walnut Oil Pressing Production LineCoconut Oil Expeller
Palm Kernel Oil Production LineWalnut Oil Press
Cottonseed Oil Extraction PlantCastor Oil Press Machine
Rice Bran Oil Extraction PlantPalm Kernel Oil Expeller
Flaxseed Oil Production LineSafflower Seed Oil Press
Corn Oil Extraction PlantCold Press Oil Expeller
Tea Seed Oil Production LineLow Temperature Oil Press
Canola Oil Processing PlantIntegrated Screw Oil Press

Mashiinka packaging saliidda

Mashiinnada loo isticmaalo xedhida ama baakadeynta saliidda warshadaha door muhiim ayee ugu ciyaaraan in la gaarsiiyo macaamiisha Mashiinadan waxaa loogu talagalay in lagu cabiro saliidda lagu calaamadiyo weelasha leh noocyo kala duwan oo saliidah  sida soybean iyo saliid gabbaldayaha ilaa saliidda khaaska ah sida saliidda saytuunka ama avokado. Habka baakaduhu kaliya ma ilaalinayo tayada saliidda laakiin sidoo kale waxay siisaa macaamiisha macluumaad muhiimk ah  waxay ka sameysan tahay saliidda, oo ay ku jiraan nafaqada iyo tilmaamaha isticmaalka. Qormadaan waa dulmar guud  waxaan maqaalo kala duwan ka qori doona muhiimada mashiinada u leedahay warshadaha saliida anagoo dul istaag doona hawlahooda, noocyadooda, iyo waxa ay ku biiriyaan si loo hubiyo in suuqa laga helo saliid la cuno oo tayo sare leh.

Sii Daalaco: https://wax-soosaar.com/qalabka-beeraha-iyo-mashiinada-casriga-ah/